DAAWO : Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Jawaabey Hadal Dhawaan Ka Yeedhay Madaxweyne Cagjar

0
808

DAAWO : Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Jawaabey Hadal Dhawaan Ka Yeedhay Madaxweyne Cagjar

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu si adag uga  jawaabey hadalo dhawaan ka soo yedhay madaxwynaha maamulka Soomalida Itoobiy Md Mustafe Cagjar .

Wasiir Kaahin ayaa sheegay in Somaliland ay tahay dal nabdoon oo nabad galyo kula nool dalalka Dariska hadalka madaxweynaha ka soo yeedhay na aaney ka filaneen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here