
Qaxooti Badan Oo Ku Nool Dalka Masar Oo Dib U Dejin Loogu Sameynayo Portugal
(DLN-Portugal)-Dawladda Portugal, ayaa ka qaadeysa dalka Masar afar boqol (400) oo ka mid ah qaxooti ku nool dalkaas oo dib u dejin ka helay Portugal, waxaana ay qaadista dadkan ka dambeysay heshiis ay waddamada reer Yurub la galeen dowladda Masar, kaaso dhigaya Masar inay ka hortagto tahriibiyaasha ka baxa dalkaas, waddamada Yurubna ay dib u dejin u sameeyeen qaxooti badan ee Masar ku nool.
Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2018-01-13 09:49:32Z | http://piczard.com | http://codecarvings.com