Wiil Dhalinyaro Ah Oo Badhtamaha Magaalada Burco Isku Daldalay Iyo Baadhitaano Socda

0
501

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Badhtamaha Magaalada Burco Isku Daldalay Iyo Baadhitaano Socda

Maydka Wiil dhalinyaro ah ayaa isku daldalay badhtamaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Ciidamada booliska ammaanka ayaa Cisbitaalka Guud ee Burco keenay isla markaana geliyay talaagadda maydka.

Booliska Somaliland waxay sheegeen in baaritaano ay ku sameyn doonaan sababta keentay in wiilkaan dhalinyarada uu is daldalo.

Dhacdooyinkaan ayaa kusoo laab laabtay degaanada Somaliland, waxaana jira dhowr jeer dhowr qof oo isku daldalay degaanada maamulka Somaliland.

Booliska ayaa lagu waddaa in ay warrbaahinta la hadlaan maanta ka dib baaritanada socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here