Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo baaq udiray Taageraysha Xildhibaanadii Guulaystay

0
375

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo baaq udiray Taageraysha Xildhibaanadii Guulaystay

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay debaal degyada loo samaynayo muradhaxiintii guulaystay.

Wasiir Maxamed Kaahin ayaa sheegay in aan la ogolayn debaal deg iyo Rash la rido.

Natiijada Doorashadii dhawaan ka dhacday deeganada Somaliland ayaa inta badan la shaaciyay iyada oo Taagerayaasha Xildhibaanada Guulaystay Baaq loo diray.

HOOS KA DAAWO :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here