War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Ka Socday

0
153

War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Ka Socday

Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka kooban Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis ka gaaray hanaanka doorashooyinka dalka ka dib shir ugu soo dhamaaday Muqdisho.

Heshiiskan xasaasiga ah ayaa waxaa ka maqan Puntland, waxaana ku jira in muddo kordhin ah hal sano ah loo sameeyo madaxda dowlad goboleedyada, sidoo kale waxaa lagu heshiiyey in la taageero muddo kordhinta DF oo marayo baarlamanka Somalia inkastoo ay u baahan tahay in wax laga bedelo qdobo ka mid ah dastuurka taasoo ah mid aad u adag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here