War Deg Deg ah: Ukraine oo Ruushka xabbad joojin ka dalbatay kadib Markii Uu Arkay In ….

0
336

War Deg Deg ah: Ukraine oo Ruushka xabbad joojin ka dalbatay kadib Markii Uu Arkay In ….

Hoggaamiyaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo farriin muuqaal ah la wadaagay labada shacab ee Ukraine iyo Ruushka ayaa Ruushka ka codsaday inuu xabbad joojin sameeyo.

“Ruushka waa inuu hadda iyo hadhoowba nagala hadlaa sidi loo joojin lahaa duullaanka uu soo qaaday,” ayuu yiri.

“Wadahadal degdeg ku billowdana wuxuu noqonayaa mid yareeyo qasaaraha Ruushka soo gaari lahaa.”

Wuxuuna intaa ku daray “Ilaa weerarrada Ruushka ay ka joogsanayan iney iyagu dalkooda difaacanayaan.”

Madaxweyne Volodmyr wuxuu sheegay xalay inuu Ruushka sii kordhiyey duqeymaha caasimadda uu ku hayo.

Isaga oo sheegay inu diyaar u ahayn inuu caasimadda uu ka tago isaga oo og inuu yahay bartilmaameedka koobaad ee Ruushka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here