Ukraine oo muwaadiniinta ku boorineysa in ay bambooyin samstaan.

0
486

Ukraine oo muwaadiniinta ku boorineysa in ay bambooyin samaystaan.

Milateriga Ukraine ayaa soo saaray tababaro loo sameynayo dadka caadiga ah ee dhaqdhaqaaqa iska caabinta rayidka ah kuwaasi oo loo soo marinaaya warbaahinta dowladda.

Militariga Ukraine ayaa shacabkia u tababaraaya sidii ay isaga caabin la haayeen xoogaga Ruushka.

Saraakiisha Ukraine waxay dadkooda ugu baaqayaan in calaamadaha wadooyinka ay burburiyaan si Ruushka ay ugu wareeraan wadooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here