Tirada Somalida Tahriibka Ku Galaya Dalka Maraykanka Oo Sii Badanaya

0
192

Tirada Somalida Tahriibka Ku Galaya Dalka Maraykanka Oo Sii Badanaya


Tirada Somalida Tahriibka Ku Galaya Dalka Maraykanka Oo Sii Badanaya
April 24, 2023
SHARE0
Bariga Afrika, gaar ahaana magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa bilihii lasoo dhafay aad ugu sii kordhayay tirada dadka Soomaaliyeed, gaar ahaana dhallinyarada ka tahriibaysa ee u tahriibaya dalka Maraykanka.

Dadkan ayaa sii maraya dalalka Laatiin America kahor inta aanay gaarin xuduudda Mexico oo aysan u tallaabin Mareykanka.

Arrintan ayaa waxaa walaac ka muujinaya waalidiinta iyo odayaasha ku nool magaalada Nairobi oo ka walaacsan.

Bilihii la soo dhaafay waxaa dalka Mareykanka tahriib ku galay fanaaniin, dad caan ka ah Baraha Bulshada iyo dad kale, kuwaas oo hadda walwal ka qaba sidii ay sharci ku heli lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here