Tirada Dadka Uu COVID-19 Ku Dhacay Mareykanka Oo Sare U Kacday

0
374

Tirada Dadka Uu COVID-19 Ku Dhacay Mareykanka Oo Sare U Kacday

Tirada ugu danbaysay ee dalka Mareykanka ee xanuunka Covid-19 ee uu soo ritay ayaa 24 saac ee la soo dhaafay kor u kacday waxay tirad guud cago-cagaynsaa 760 kun, iyadoo dhimashaduna kor u dhaaftay 40 kun.

Gobolada uu aad u haleelay ayaa waxaa ka mid ah New York News Jersy, Massachusetts & Pennsylvania, Gobolada ay Soomaalidu daggan tahay ayaa waxaa ka socoda Ola-ole ballaaran oo lagu wacyi-galinayo bulshada daggan oo ay Soomaaliyedu ka mid tahay.

Dr. Osman Harare oo ku takhasusay cudurada faafa,kana mid ahaan jiray agaasime-yaashii wasaaradda caafimadka Somalia, gaar’ahaan waaxda xannaanada bulshada ayaa fariin caafimad u diray ummadda Soomaaliyeed, kana codsaday dadka Soomaliyeed in ay qaataan awaamiirta wasaaradda caafimaadka.garabna lagu siiyo shaqadeeda.

Sidoo kale Marwo Canab Ali shire ayaa bulshada Soomaaliyeed ka codsatay in ay isku xirnaadaan ,waxayna bulshada Soomaaliyeed ka codsatay Midnimo & talada Madaxda oo loo hoggaansamo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here