Taliye Ka Tirsana Milatariga Somaliland Iyo Wiilkii Uu Dhalay Oo Shil Ku Geeriyooday.

0
359

Taliye Ka Tirsana Milatariga Somaliland Iyo Wiilkii Uu Dhalay Oo Shil Ku Geeriyooday.

Wararka Ka imaanaya Deeganada Bariga Somaliland ayaa sheegaya in uu shil Ku Geeriyooday Taliyihii Ciidamada Milatariga Somaliland ee Deeganka Yubbe.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Shilkaasi ay Ku Geeriyooden Allaha u naxariiste Taliye Saleeban Maxamed Xaaji Iyo Wiil uu Dhalay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here