Soomaaliya oo la wareegtay shir guddoonka Golaha Jaamacadda Carabta

0
787

Soomaaliya oo la wareegtay shir guddoonka Golaha Jaamacadda Carabta

Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay kaltanka 151aad ee Madaxtinimada Jaamacadda Carabta, gaar ahaan shir guddoonka Golaha.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad oo ku sugan magaalada Qaahira ayaa qabtay shir guddoonka Golaha Jaamacadda Carabta.

Muddo lix bilood ah ayay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya heyneysaa shir guddoominka Golaha oo ah mid wareeg ah.

Soomaaliya ayaa xubin ka ah Jaamacadda Carabta, waxaana sanadihii u dambeeyay soo muuqanayay xubinteeda firfircoon ee ay ku laheyd Jaamacadda Carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here