Somaliland oo 6 Ruux Dil toogasho ah ku fulisay AKHRI MAGACYADA

0
754

Somaliland oo 6 Ruux Dil toogasho ah ku fulisay AKHRI MAGACYADA

Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco waxaa ay xukun dil toogasho ku fulisay 6 Nin oo horey ugu xukunsanaa Dil laguna soo eedeeyay falalka kala duwan oo dembiyo ah.

Ragga xukun dilka lagu fuliyay ayaa kasoo kala deegaana deegaano ka tirsan Somaliland, iyagoona muddooyinkii dambe ku xirnaa xabsi ku yaalla Gobolka Saaxil.

Xukunka toogashada ah ayaa waxaa uu ka dhacay jeelka wayn ee Mandheera ee Gobolka Saaxil ee Somaliland, waxaana ragga la toogtay ay kala yihiin.

1- Farxaam Maxamed Xasan ( Buuhoodle )
2- Cabdillaahi Ismaaciil Xayd ( Burco)
3- Axmed-Guray Ibraahin Faarax ( Burco)
4-Khadar Aleel ( Gabiley )
5- Xasan Muxumed Cismaan ( Hargeysa )
6- Caydaruus Khadar Haybe ( Hargeysa )

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here