LIVE – TOOS : Shirka Wadatashiga Qaran Oo Saacadaha Soo Aaddan Lasoo Xiri Doono

0
389

Shirka Wadatashiga Qaran Oo Saacadaha Soo Aaddan Lasoo Xiri Doono

Waxaa Maanta oo khamiis ah lasoo gaba-gabeyn doonaa shirka Wadatashiga qaran ee u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Goblaka Banaadir.

waxaa hadda socda u diyaar garowga Munaasabad ballaaran oo la doonayo in shirka lagu soo xiro, waxaana ay mas’uuliyiinta maal mahaan shir sanaa la filayaa in ay soo saaraan War-murtiyeed ku aaddan waxyaabihii lagu heshiiyay.

Munaasabadda waxaa ka hadli doona Mas’uuliyiinta Muqdisho ku shiray iyo marti-sharaf kale kuwaasi oo hadal jeedin la sii doono, iyadoo lasoo saaray Hannaanka ay hadal jeedintu u dhacayso, waxaana ugu dambeyn soo xiri doona Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo.

 

HOOS KA DAAWO LIVE KA SHIRKA :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here