Shirka culimada Soomaaliyeed oo maalinkii saddexaad Muqdisho ka socda

0
1011

Shirka culimada Soomaaliyeed oo maalinkii saddexaad Muqdisho ka socda

Magaalada Muqdisho waxaa maalintii saddexaad galay shirweynaha culimada soomaaliyeed oo ay ka qaybgalayaan wadaado ka kala yimid dalka gudhiisa iyo dibadiisa.

Shirka oo ajandayaasha diirada lagu saarayo ay kamid yihiin kaalinta culimada ee amniga iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa waxyaabihii lagu soo qaaday waxaa kamid ah suurtagalnimada in wadahadal lala furo Al-Shabaab oo dagaal kula jirta dawladda iyo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee jooga waddankaasi.

Shirkan waxaa furay madaxweyanaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here