Shiinaha Oo Mareykanka Ugu Hanjabay Arrin Ku Saabsan Taiwan

0
245

Shiinaha Oo Mareykanka Ugu Hanjabay Arrin Ku Saabsan Taiwan

Waxaa jiraa warar laisla dhexmarayay oo sheegayay in in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ku tegto Taiwan, arrintaas oo si weyn uga careysiisay Shiinaha islamarkaana Mareykanka ku noqotay madax xanuun.

Shiinaha ayaa ku hanjabay in booqashadaas ay ka dhalan doonto ‘cawaaqib halis ah’ waa haddii Nancy Pelosi ay booqasho ku tegto jasiiradda Taiwan.

Mrs Pelosiayaa noqoneysaa siyaasigii ugu sarreeyay ee Amerikaan ah oo u safra jasiiradda Taiwan tan iyo sanadkii 1997.

Shiinaha wuxuu u arkaa Taiwan gobol ka tirsan dhulka Shiinaha isla markaana aysan ka go’i karin.


HomeCaalamka
Shiinaha Oo Mareykanka Ugu Hanjabay Arrin Ku Saabsan Taiwan
On Jul 27, 2022

Share
Waxaa jiraa warar laisla dhexmarayay oo sheegayay in in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ku tegto Taiwan, arrintaas oo si weyn uga careysiisay Shiinaha islamarkaana Mareykanka ku noqotay madax xanuun.

Shiinaha ayaa ku hanjabay in booqashadaas ay ka dhalan doonto ‘cawaaqib halis ah’ waa haddii Nancy Pelosi ay booqasho ku tegto jasiiradda Taiwan.

Mrs Pelosiayaa noqoneysaa siyaasigii ugu sarreeyay ee Amerikaan ah oo u safra jasiiradda Taiwan tan iyo sanadkii 1997.

Shiinaha wuxuu u arkaa Taiwan gobol ka tirsan dhulka Shiinaha isla markaana aysan ka go’i karin.

RELATED POSTS
Turkiga Oo War Kasoo Saaray Qaraxii Is-Miidaaminta Ahaa Ee Lagu Dilay C/Llaahi Waafow

Jul 28, 2022
Dowladda Itoobiya Oo Ka Hadashay Dagaaladii Dhexmaray Liyuu Boolis Iyo Al-Shabaab

Jul 28, 2022
Ruushka Oo Reer Galbeedka Ku Eedeeyay Cunna Yarida Ka Taagan Dunida

Jul 27, 2022
Xukuumadda Bejing ma aysan sheegin in suurtagalnimada arrintani uu si awood ah ku fulin doono.

Maamulka Biden waxaa lagu soo warramayaa inay isku dayayaan sidii Nancy Pelosi ay isaga dhaafi laheyd safarka.

Toddobaadkii lasoo dhaafay, madaxweyne Joe Biden wuxuu weriyeyaasha u sheegay in ‘militariga uu arrinta u maleynayo qorshe aan wanaagsaneyn’ balse wuxuu Aqalka Cad ku tilmaamay hadallada Shiinaha ee ku saabsan safarkaas ay yihiin ‘kuwa aan wax tareyn oo aan loo baahneyn’

Wasaaradda arrimahada dibadda ayaa sheegtay in Nancy Pelosi aysan shaacin safarkan balse mowqifka Mareykanka ee qadiyadda Taiwan ay tahay arrin aan weli isbaddalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here