Puntland Iyo Jubbaland Oo Si Wada Jir Ah U Soo Saaray War-Murtiyeed

0
374

Puntland Iyo Jubbaland Oo Si Wada Jir Ah U Soo Saaray War-Murtiyeed

Waxaa war-murtiyeed laga soo saaray Shirka wadatashiga Dowlad Goboleedyada Jubaland iyo Puntland oo lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland iyadoo laga soo saaray War-Murtiyeed rasmi ah.

Labada dhinaca ayaa shirkooda kaga hadlay arrimo dhowr ah oo la xariira arrimaha Siyaasadda dalka, waxaana inta shirku uu socday mas’uuliyiinta Jubaland iyo Puntland ay wada hadal la yeesheen dolwadda dhexe iyo maamul Goboleedyada sida lagu xusay war-murtiyeedka.

Hoos ka aqriso war murtiyeedka ay soo saareen labada maamul

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here