Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Askari Dil Gaystay

0
409

Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Askari Dil Gaystay

Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa saaka Dil toogasho ah ku xukuntay Askari ka tirsan Ciidamadeeda, kaasi oo horay dil u dilay Sarkaal ka tirsanaa Cidamda Millateriga Somaliland.

Maxkamadda Alifle-Maxamed Axmed Cabdillaahi ku xunkuntay dil toogasho ah, kadib markii ay ku caddaatay sida  maxkamaddu sheegtay Gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Dalmar.

Marxuumka horay dilka loogu gaystay ayaa   ahaa Taliyihii Guutada Gamadiid ee Xerada Ciidamada  Goroyo-cawl ee Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here