Madaxweynihii Hore Ee Dalka Kenya Mwai Kibaki Oo Geeriyooday

0
267

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Kenya Mwai Kibaki Oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Kenya ee Mwai Kibaki ayaa geeriyooday , sida uu shaaciyay madaxweynaha haatan xilka haya Uhuru Kenyatta.

Wuxuu ahaa 90 jir. Wuxuu ahaa madaxweynihii seddaxaad ee soo mara Kenya, wuxuuna xilka hayay snadihii 2002- 2012-kii.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inuu dalka geli doono xaalad baroor diiq qaran ah inta laga aasayo madaxweynaha hore. Calanka dalkaasi ayaa hoos loo dhigay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here