Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Laga Helay Xanuunka Covid 19
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ayaa waraysi ku sheegay in uu la tacalaayo Xanuunka safmarka ah ee COVID-19.
Cabdiraxmaan Saylici ayaa shacabka ugu baaqay in ay u hoggaansamaan fariimaha Caafimaad, Waxanu bulshada ka Codsaday in ay u duceeyaan isaga iyo inta la dhiban.
Halkan hoose ka dhagayso waraysigaas