Madaxwayne Biden oo lagu eedeyay in uu uga sii daray xaaladda Ukarine.

0
546

Madaxwayne Biden oo lagu eedeyay in uu uga sii daray xaaladda Ukarine.

Hadalka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ee uu hawadda umariyay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, kaasi oo ah in Putin”uusan sii hayn karin xukunka Ruusha” ayaa dhalisey dhaleeceyn xooggan oo uga timid dublamaasi Mareykan ah oo ruug-caddaa kaasi oo lagu magacaabo Richard Haass.

Waxaa uu sheegay in hadaladda madaxweyne Biden ay “xaaladda ka dhigtay mid aad u adag,iyo khatar ah.” ayuu bartiisa twitterka ku soo qoray Mr Haass, oo ah madaxa golaha xidhiidhka dibadda ee Maraykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here