Home WARAR Madaxwaynaha Dalka Kenya William Ruto Oo Saxeexay Xeer Cusub Oo Muran Dhaliyay...

Madaxwaynaha Dalka Kenya William Ruto Oo Saxeexay Xeer Cusub Oo Muran Dhaliyay Iyo Waxa Uu Yahay Xeerkaasi

0
235

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa saxiixay sharci muran badan dhaliyay, kaasoo u gogol xaaraya in dowladda ay sii waddo qaadista canshuuraha guryaha oo ah 1.5% ee mushaarka shaqaalaha bil walba.

Canshuurta ayaa loogu talagalay in lagu bixiyo dhismaha guryaha la awoodi karo ee Kenyaanka saboolka ah.