lix wadan oo joojiyey talaalka covid 19 ka dib markii dad lagu Talaalay dhiigoodu Xinjiroobay qaar kalena ku galeen xaalad khatara
lix wadan oo Danmark ka mid tahay ayaa joojiyay isticmaalka tallaalka corona ee AstraZeneca, ka dib Markii dad lagu talaalay talaalka dhiigoodu u noqday xinjiro hal qof na u ku dhintay dhibaatada talaalkan dadka u gaystay
wadamada shanta ah ee joojiyey ayaa kala ah denmarkAustria, Estonia, Lithuania, Luxembourg iyo Latvia. Waxay ku wargelinaysaa Euronews sida uu sheegayo Ritzau.
Ma cadda in tallaalku uu leeyahay sababta tooska ah ee xinjirowga dhiigga iyo dadka lagu duray ay qabeen xanuuno diidaya talaalka waxa se socda baadhitaan