Indonesia: in ka badan 800 oo qof oo ku dhimatay duufaanta Tsunami ee ku dhufatay jasiiradda Sulawesi
Howlaha gurmadka lagu baadi goobaya dadka ku hoos jira dhismayaasha burburay ayaa ka socda jasiiradda Sulawesi oo ay jimcihi ku dhufteen Dhulgariir iyo Duufaan wada socda, oo ay ku dhinteen boqollaal qof.
- Duufaan iyo Dhulgariir ku dhuftay Induniisiya
- Indonesia: dhulgariir 97 dilay 14 masaajidna burburiyay