Fallaago hoostagta Daacish oo 44 ruux ku laayay masjid ku yaalla Dalka Niger

0
63

Fallaago hoostagta Daacish oo 44 ruux ku laayay masjid ku yaalla Dalka Niger

id ahna ay xaaladoodu aad u daran tahay. Weerarkan naxdinta leh ayaa keenay in dowladda Niger ay ku dhawaaqdo saddex maalmood oo baroordiiq qaran ah, taasoo bilaabanaysa maanta.

 

Ciidamada ammaanka ayaa wada howlgallo lagu baadi goobayo kooxihii weerarka geystay, iyadoo dowladda ay ballanqaadday in tallaabo adag laga qaadi doono dambiilayaasha.