DEG DEG : Somalilanad Oo qaaday Dhamaanba Xayiraadihii Coronavirus Ee Deegaanadeeda
Xukuumadda Somaliland ayaa Ka Qaaday dhammaan xayiraadii ay Ku soo Rogtay Bulshada ee lagaga hortagayay faafitaanka Corona Virus.
Waxyaabaha la fasaxay waxa ka mid ah Duullimaayada, Ciyaaraha, Waxbarashada, Hotelada iyo Dhammaan waxkasta oo hore loo joojiyay.
Madaxweyne Ku-xigeenka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in keliya dadweynuhu muujiyaan Taxadar dheeraad ah.