DEG DEG : Sideed Ruux oo ku Geeriyooday Shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka Bari ee Magaalada Burco

0
631

DEG DEG : Sideed Ruux oo ku Geeriyooday Shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka Bari ee Magaalada Burco

Sideed ruux oo ku dhintay Shil gaadhi oo goor dhawayd ka dhacay Duleedka Magaalada Beer Oo Qiyaastii 30 KM Bari Ka Xigta Magaalada Burco,
Shilkaas aya yimid Kadib Markii Booyad nooca Biyaha qaada Iyo Gaadhi Bus Dad Saarnaayen Isku dhaceen, waxaana La sheegaya Inay Jiraan dhaawacyo badan, iyadoo dhaawacii hadda lagula tacaalayo cusbitaalka wayn ee magaalada Burco.
Maamulka cusbitaalka oo ay Shabakada Dalmarnews la xidhiidhay ayaa u xaqiijiyey in ay haygaan buuxa ku jiraa caawa dhamaan hool wadeenada cusbitaalka wayn ee Burco.
Allow U Naxariiso intii dhimatay inta dhaawacaana allow caafi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here