DEG DEG : Shil-Gaadhi Oo Ka Dhacay Deegaanka Guumays +Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca

0
710

DEG DEG : Shil-Gaadhi Oo Ka Dhacay Deegaanka Guumays +Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca

War Deg Dega:Shil-Gaadhi Oo Ka Dhacay Deegaanka Guumays +Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Wararka Naga Soo Gaadhaya Gobolka SOOL,Ayaa Sheegaya Inuu Shil Gaadhi Ka Dhacay Deegaanka Guumays Oo Ka Tirsan Gobolkaasi,Gaadhi  Oo Ah Gaadhi Basa,Ayaa Siday Dad Rakaaba Waxaanu Ku Qalibmay Deegaanka Guumays,Gaadhiga Dhacay Oo Ay Saarnaayeen Dad Rakaaba Waxaa Ku Dhintay Laba Qof Halka Ay Ku Dhaawacmeen Kudhowaad 5 Qof,

Ilaayo Hada Lama Xaqiijin Sababta Ka Danbaysay Shilkani Balse,Waxaa Goobta Uu Shilku Ka Dhacay Gaadhi Kooxaha Gurmadka Caafimaadka Kuwaas Oo Soo Daad Gureeyey Dadka Halkaasi Ku Dhaawacmay,Iyo Kuwa Ku Dhintay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here