DEG DEG : Madaxweyne Muusa Biixi oo maanta u ambabixi doono dalka Mareykanka.

0
657

DEG DEG : Madaxweyne Muusa Biixi oo maanta u ambabixi doono dalka Mareykanka.

Wafdi uu hor kacayo madaxweynaha jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa gelinka danbe ee maanta lagu wadaa in ay u ambabaxaan dalka Mareykanka.

Ujeedka safarka madaxweyne Biixi oo aan wax badan laga ogeyn ayaa lagu wadaa in uu kulamo la yeelan doono mas’uuliyiinta dalkaasi Mareykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here