DEG DEG : Farmaajo Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxaya Dalka  Dibaddiisa

0
403

DEG DEG : Farmaajo Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxaya Dalka  Dibaddiisa

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Maxamed Framaajo ayaa la sheegay in saacadaha soo aaddan uu safar dibadda ah ugu baxayo, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dalka uu kusii jeedo.

Ilaa iyo hadda lama sacin dalka uu u ama-baxayo Madaxweyne Farmaajo, waxaana warar hoose ay sheegayaan in uu kusii jeedo dalka Itoobiyo.
Safarka Madaxweyne farmaajo ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu Muqdisho kaga baxo, tan iyo markii muddo kordhin labo sano ah ay u sameeyeen Baarlamaanka Dowladda federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here