DEG DEG : Fanaanıınta Sharma Boy ıyo Maslax Mıdeeye oo Ku Dhaawacmar Shil Khasaaro Ka Dhacay Duleedka Magaalada Garoowe

0
676

DEG DEG : Fanaanıınta Sharma Boy ıyo Maslax Mıdeeye oo Ku Dhaawacmar Shil Khasaaro Ka Dhacay Duleedka Magaalada Garoowe

Wararka aan ka helayno duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku warramaya in halkaasi uu goordhaweyd ka dhacay Shil gaari oo khasaaro gaystay.

Wararka aan helnay ayaa waxaa ay tilmaamayaan in uu rogmaday Gaari ay la socdeen dad shacab ah, kuwaasi  oo ka amba-baxay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, waxaana ku dhintay inta la xaqiijiyay hal qof oo Haweenay ah.

Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay shilkaasi dad kale oo ka mid ah Rakaabka Gaariga la socday, waxaana ka mid ah dadka  ku dhaawacmay Fannaaniinta kala ah Masalax mideeye iyo Sharmaake Boy, kuwwasi oo la socday Gaariga rogmaday.

La soco faah faahinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here