DAAWO : Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadley Khilaafka Dawlada Jabuuti Iyo Ganacsade Axmed Cismaan ..” Xukuumada Waa Dhinac ..”
Hargeysa (Dalmar-News):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si kulul maanta uga Hadley khilaafka ka dhex qarxay dawlada Jabuuti iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo warkii ay madaxtooyada Somaliland ka soo saartey
Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde ayaa si cad u sheegay in ganacsade Axmed Cismaan yahay nin la dhacay isla markaana ay xukuumadu meel xun iska taagtay oo ay dhinac noqotey lana safatey dawlada Jabuuti , oo ay si cad ula safatey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan