DAAWO :Siyaasinta Kaso Jeeda Gobalada Sool Iyo Sanaag Oo Maanta Shir Kaso Horjeeda Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa.
Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa uu maanta kulan deg deg ah la qaatey wasiirka Gaashandhiga iyo wasiirka Hawlaha guud oo ay isku deegan ka soo jeedaan
Labadan wasaaradood ee uu maanta gudoomiye Baashe la kulmay wasiiradooda waxaa baadhis ku wada hanti dhawrka Somaliland isla markaana xildhibaan indho indho oo kulankaasi qeyb ka ahaa waxuu warbaahinta u sheegay in si qabiil ay maanta masuulyiintan maanta u wada hadlayeen
Sidoo kale xildhibaan Indho Indho ayaa sheegay sidoo kale in wasiirada beeshiisa aan loo magacaabin wasaarado wax laga cuni karo oo lacago badan maamula
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan