Daawo sawirro muujinaya sida ay duufaanta u saameysay jasiiraddaasi

0
680

Daawo sawirro muujinaya sida ay duufaanta u saameysay jasiiraddaasi

Duufaanta ku habsatay Jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia ayaa la sheegay iney ku dhinteen ugu yaraan 400 oo qof.

Guriya badan oo ku yaallay magaala xeebeedka Palu oo ay biyo qarqiyeenLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionGuriya badan oo ku yaallay magaala xeebeedka Palu oo ay biyo qarqiyeen
Duufaanta waxay ka dhalatay Dhulgariir xooggan oo Jasiiradda ku dhuftayLahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGES
Image captionDuufaanta waxay ka dhalatay Dhulgariir xooggan oo Jasiiradda ku dhuftay
Magaala Palu oo keli ah masiibadan waxaa ku naf waayey boqollaal qofLahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGES
Image captionMagaala Palu oo keli ah masiibadan waxaa ku naf waayey boqollaal qof
Guriyaha hoyga, kuwa ganacsiga iyo huteelladaba wey burbureenLahaanshaha sawirkaANTARA FOTO/ROLEX MALAHA VIA REUTERS
Image captionGuriyaha hoyga, kuwa ganacsiga iyo huteelladaba wey burbureen
Dalka Indonesia oo ku yalla badda Pacific inta badan waxaa ku dgufta dhul gariirLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionDalka Indonesia oo ku yalla badda Pacific inta badan waxaa ku dgufta dhul gariir
Dadka ugu badan ee masiibadan ku waxyeelloobay waxay ku sugnaayeen xeebta magaaladaLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionDadka ugu badan ee masiibadan ku waxyeelloobay waxay ku sugnaayeen xeebta magaalada
Xirfadlayaal caafimaad oo daweynayo dad dhaawac uu soo gaarayLahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGES
Image captionXirfadlayaal caafimaad oo daweynayo dad dhaawac uu soo gaaray
Dadka masiibadaasi ku dhaawacmay waxaa badankood lagu daweynayaa Isbitaal ay ciidamada leeyihiin oo Palu ku yaallaLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionDadka masiibadaasi ku dhaawacmay waxaa badankood lagu daweynayaa Isbitaal ay ciidamada leeyihiin oo Palu ku yaalla
Dad badan oo magaalada duufaanta burburisay ku noolaa waxaa hoy u ah waddooyinkaLahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGES
Image captionDad badan oo magaalada duufaanta burburisay ku noolaa waxaa hoy u ah waddooyinka
Shaqaalaha gurmadka oo ku howlan baadi goobka dadka waxyeellada soo gaartay ee aan weli la helinLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionShaqaalaha gurmadka oo ku howlan baadi goobka dadka waxyeellada soo gaartay ee aan weli la helin
Qaar ka mid ah shacabka waxyeellada soo gaartay ee magaalada PaluLahaanshaha sawirkaAFP
Image captionDadka ku nool guriyo dhawr ah oo dhibaatada ka badbaaday waxay ka soo baxeen guriyahooda iyaga oo ka cabsi qaba iney guriyaha ku soo dumaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here