Daawo Sawirrada Iyo Xaaladii ugu dambeysay ee Ukraine

0
264

Daawo Sawirrada Iyo Xaaladii ugu dambeysay ee Ukraine

Booliska dalka Ukraine ayaa sheegay in ilaa iyo hadda ay 7 qof ku dhimatay duqeymaha Ruushka.

Masuuliyiintu waxay sheegeen in weerarka lagu qaaday saldhig milatari oo ku yaalla duleedka Odessea lagu dilay lix qof, tira intaasi ka bandanna lagu dhaawacay.

Sagaal iyo toban qof ayaa la sheegay in sidoo kale la la’yahay.

Wararka qaar waxay sheegayaan in hal qof uu ku dhintay magaalada Mariupol.

dhanka kale Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sidoo kale sheegay inuu hub siin doono cid walboo dooneysa, sida laga soo xigtay warbaahinta.

Waxaa laga yaabaa inaad xusuusato sawirrada faraha badan ee laga soo qaaday bulshada Ukraine oo tababar aasaasi ah sameynaya toddobaadyadii ay kacsaneyd xiisadda Ruushka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here