DAAWO : Maxkamada Oo Xukuntey Saxafi Coldoon + Abwaano Iyo Qareeno Ka Hadley
Hargeysa (Dalmar-News):- Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka saddex sanno iyo lix bilood oo xadhig ah ay ku xukuntey saxafi Coldoon .Xadhigan ayaa waxaa si adag u canbaareyey Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA , Qareenadii u doodaayey iyo Abwaano reer Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/q9BRLJUF71o