DAAWO : Maxamed Cabdiqaadir Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Shirkii Beelaha Direed Addis Ababa Lagu Qabtey

0
628

DAAWO : Maxamed Cabdiqaadir Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Shirkii Beelaha Direed Addis Ababa Lagu Qabtey

Hargeysa (Dalmar-News):- Suldaan  Maxamed Cabdiqaadir ayaa waxaa uu si adag uga soo hor jeestay shirka Beelaha Direed ee dhawaan lagu soo gabo gabeeyey magaalada Addis Ababa .

Suldaanka ayaa ku baaqay in meesha kaliya ee ka bad baadey dagaalkii Somali dhexdeeda oo uu ku sheegay dawlad deeganka Somalida Itoobiya aan laga  abuurin wax qalaalase ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here