DAAWO : Ciro Oo Sheegay In Muuse Biixi Maamulka Doorashooyinka Uu ku Wareejay Ciidanka.

0
755

DEG DEG : Murashax Ciro Oo Sheegay In Muuse Biixi Maamulka Doorashooyinka Uu ku Wareejay Ciidanka.

Murrashaxa Xisbiuga Mucaaradka ah ee  Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ka jawaabay hadalkii Madaxweynaha Somaliland uu shalay ujeediyay Saraakiil katirsan ciidanka qaranka ayaa Muuse Biixi ku eedeeyay in uu maamulkii doorashinka ku wareejiyay Ciidamada Qaranka.

Ciro oo saaka saaka saxaafada la hadlay ayaa yidhi sidan:- “Waxaa Yaab Leh In Shalay Madaxweynuhu Awooddii Iyo Maamulkii Doorashooyinka Ku Wareejiyey Ciidanka Qaranka, Isaga Oo Sidaas Ka Hor Yidhi Saraakiil Ciidanka Ka Mid Ah Oo Uu Tababar U Xidhayey. Taas Oo U Muuqata Talaabadii Ugu Horreysay Ee Xukuumadda Muuse Kaga Guurayso Hannaanka Dimquraadiyadda Iyo Doorashooyinka Xorta Iyo Xalaasha Ah. Waxa Uu Ku Tiraabay  In Ciidanku Maamulayaan Ololaha Xisbiyada, Doorashooyinka, Caddaaladda Sanaaduuqda Doorashayooyinka Iyo Doorashada Ka Bacdiba,” Musharrax Cabdiraxmaan Cirro.

HOOS KA DAAWO HADALKA CIRO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here