DAAWO : Beelaha Harti Oo Raali Galin Laga Siiyey Hadalkii Taliye Nuux Taani

0
571

DAAWO : Beelaha Harti Oo Raali Galin Laga Siiyey Hadalkii Taliye Nuux Taani

Hargeysa (Dalmar-News):- Qaar ka mid ah Beelaha Somaliland oo maanta kulan iskugu yimid magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay  beelaha Harti raali galin ka siiyeen hadalo dhawaan ka soo yeedhay Taliye Nuux Taani .

Sidoo kale Beelaha Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen Bayaan , Waxaana ay qado sharaf tani dabo socota balan qaad uu dhawaan magaalada Burco ka sameeyey gudoomiyaha xisbiga UCID

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here