Caasimada Ukraine ee Lviv Oo Saaka Holcaysa  

0
400

Caasimada Ukraine ee Lviv Oo Saaka Holcaysa

Saxafiyiinta sawir qaadayaasha ee ku sugan gudaha Ukraine ayaa soo qaaday sawiradan naxdin leh oo muujinaya natiijadii ka dhalatay weerarkii Sabtidii ka dhacay magaalada Lviv.

Xarun lagu keydiyo shidaalka iyo warshad ayaa lagu garaacay gantaallada nooca loo yaqaanno Cruise ee Ruushka, taasoo dhalisay uu dab halkaasi ka kaco.

Guddoomiyaha gobolka Lviv, Maksym Kozytskyi, ayaa sheegay in shan qof ay ku dhaawacmeen weerarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here