Baarlamaanka UK oo shaqo joojin ku sameeyey Xildhibanad kadib hadalo cunsuriyadi ay ku Tiri Wasiirkka Maaliyada Britain
Dalka Britain, xildhibaan ka tirsan xisbiga mucaaradka ee shaqaalaha ayaa xisbigeedi uu shaqo joojin ku sameeyey kadib markii ay hadallo cunsuriyadi ay ku dheehan tahay ku ugu yeertay Xoghayaha Maaliyada Britain, iyada oo khudbad ka jeedinaysa kulan uu xisbigeedu lahaa.
Xildhibaanadan oo waalidkeedu kasoo jeedo dalka Bangaldhesh ayaa wasiirka ay kula kacdey hadallada cunsuriyada ah waalidkiis kasoo jeedaan dalka Ghana ee Galbeedka Afrika.