WARAR Daawo sawirro muujinaya sida ay duufaanta u saameysay jasiiraddaasi By Dalmar News - September 30, 2018 0 681 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Daawo sawirro muujinaya sida ay duufaanta u saameysay jasiiraddaasi Duufaanta ku habsatay Jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia ayaa la sheegay iney ku dhinteen ugu yaraan 400 oo qof. Lahaanshaha sawirkaEPAImage captionGuriya badan oo ku yaallay magaala xeebeedka Palu oo ay biyo qarqiyeen Lahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGESImage captionDuufaanta waxay ka dhalatay Dhulgariir xooggan oo Jasiiradda ku dhuftay Lahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGESImage captionMagaala Palu oo keli ah masiibadan waxaa ku naf waayey boqollaal qof Lahaanshaha sawirkaANTARA FOTO/ROLEX MALAHA VIA REUTERSImage captionGuriyaha hoyga, kuwa ganacsiga iyo huteelladaba wey burbureen Lahaanshaha sawirkaEPAImage captionDalka Indonesia oo ku yalla badda Pacific inta badan waxaa ku dgufta dhul gariir Lahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionDadka ugu badan ee masiibadan ku waxyeelloobay waxay ku sugnaayeen xeebta magaalada Lahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGESImage captionXirfadlayaal caafimaad oo daweynayo dad dhaawac uu soo gaaray Lahaanshaha sawirkaEPAImage captionDadka masiibadaasi ku dhaawacmay waxaa badankood lagu daweynayaa Isbitaal ay ciidamada leeyihiin oo Palu ku yaalla Lahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGESImage captionDad badan oo magaalada duufaanta burburisay ku noolaa waxaa hoy u ah waddooyinka Lahaanshaha sawirkaEPAImage captionShaqaalaha gurmadka oo ku howlan baadi goobka dadka waxyeellada soo gaartay ee aan weli la helin Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionDadka ku nool guriyo dhawr ah oo dhibaatada ka badbaaday waxay ka soo baxeen guriyahooda iyaga oo ka cabsi qaba iney guriyaha ku soo dumaan Share this:FacebookXLike this:Like Loading...