Wednesday, September 23, 2026
Home WARAR Madaxweynaha Jabuuti oo Qaabilay Madaxweynaha Somaliland

Madaxweynaha Jabuuti oo Qaabilay Madaxweynaha Somaliland

0
260

Madaxweynaha Jabuuti oo Qaabilay Madaxweynaha Somaliland

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga Madaxtooyada dalkaas ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hogaaminaayey .