Madaxweynaha Brazil “Soo jeedinta Trump la xiriira in lala raro Shacabka Falastiin macno malahan, mana ahan suurto gal”

0
68

Madaxweynaha Brazil “Soo jeedinta Trump la xiriira in lala raro Shacabka Falastiin macno malahan, mana ahan suurto gal”

Xilli saacadihii la soo dhaafay ay kordheen tirada dalalka ka horyimid go’aanka Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ku doonayo inuu raro Shacabka Falastiin ee deggan Marinka Qaza.

Madaxweynaha Brazil Luiz Inácio Lula da Silva ayaa dhaleeceeyay soo jeedinta Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ah in shacabka Falastiin laga raro Qasa.

“Soo jeedinta Trump la xiriira in lala raro Shacabka Falastiin macno malahan, mana ahan mid suurto gali kara” ayuu yiri Madaxweynaha Brazil