Generaal Asad Cismaan Diyaano ayaa loo magacaabay taliyaha Booliska Soomaaliya.

0
38

Generaal Asad Cismaan Diyaano ayaa loo magacaabay taliyaha Booliska Soomaaliya.

Generaal Asad Cismaan Diyaano, ayaa loo magacaabay taliyaha Booliska Soomaaliya.
Asad, ayaa ka mid ah siyaasiyiinta ay sida weyn isu hayaan madaxweyne Deni. waxana uu Boosaaso ku leeyahay Ciidan gaar ah PSF.

Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe magacaabayay siyaasiyiinta ay iska soo horjeedaan madaxweynaha Puntland.