Tuesday, August 18, 2026
Home WARAR DEG DEG : Xiliga ay dhacayso Doorashada Somaliland Oo Lagh Dhawaaqay

DEG DEG : Xiliga ay dhacayso Doorashada Somaliland Oo Lagh Dhawaaqay

0
310

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Toos ka ah ee Xisbiyada Qaranka JSL. Taas oo la qaban doono,13 Nov 2024.