Tirada Dadka Ku Dhintay Duqaymaha Isreal Ku Gaysanayso Magaalada Qaza Oo Gaadhay 2300 Oo Qof

0
77

Tirada dadka lagu dilay Marinka Qasa ayaa gaartay 2,300 oo qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta.

Guud ahaan, 2,329 oo Falastiiniyiin ah ayaa la dilay, 9,714 kalena waa la dhaawacay sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka.

Todobaad ayaa laga joogaa markii Xamaas ay weerartay Israa’iil halkaas oo ay ku dishay 1,300 oo Israa’iiliyiin ah kuwaas oo isugu jiray ciidan iyo rayid.

Israa’iil ayaa Marinka Qasa ku qaaday weerar xagga cirka oo aargudasho ah, waxayna isku diyaarinaysaa mid dhulka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here