Saturday, September 12, 2026
Home WARAR Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo Doonaya In Uu Dib Soo Hagaajiyo Xidhiidhka Kala...

Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo Doonaya In Uu Dib Soo Hagaajiyo Xidhiidhka Kala Dhexeeya Turkiga Iyo Suuriya

0
354

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyipp Erdogan ayaa doonaya inuu hagaajiyo xiriirka uu la leeyahay madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Assad.

Xiriirka labada dhinaca ayaa xumaaday ka dib markii Erdogan uu sanado badan taageerayay ururada mucaaradka Suuriya. Hase yeeshee, Al-Assad ayaa diiddan wax wada-hadal ah, illaa Turkigu ay ciidankooda kal baxaan Suuriya.

Wariyaha VOA-da Dorian Jones oo warbixintan ka soo diray magaalada Istanbul ayaa sheegaya in Ruushku uu kaalin ka geysan karo isku soo dhaweyntooda. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here