In Ka Badan 150 Dhallinyaro Soomaali Ah Oo Laga Tarxiilayo Canada Iyo Sababta Loo Tarxiilayo Dhalintaasi

0
139

In Ka Badan 150 Dhallinyaro Soomaali Ah Oo Laga Tarxiilayo Canada Iyo Sababta Loo Tarxiilayo Dhalintaasi

Soomaalida ku nool Canada ayaa codsaday in dowladda Soomaaliya ay soo faragaliso, oo ay hor-istaago qorshe ay dowladda Canada ku doonayso inay dalkaasi uga masaafuriso dhallinyaro Soomali ah oo si sharci darro ah dalkaasi ku galay.

Dhallinyarada ayaa la sheegay inay Canada kusoo galeen dokumentiyo aan sax ahayn. Waxay tiradoodu ka badan tahay 150 qof.

Dowaldda Soomaaliya ayaa sheegtay in arrintaasi aaanay waxba ka qaban karin kiiskan, ayada oo sheegtay in dadka aysan Canada ku gelin Soomaalinimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here