Wasaarada Arimaha Dibada Norway Oo Shaacisay In Ay Balanqaad Ka Heshay Madaxwayne Muuse Biixi,Muuse Yahay Balanqaadkaasi

0
293

Wasaarada Arimaha Dibada Norway Oo Shaacisay In Ay Balanqaad Ka Heshay Madaxwayne Muuse Biixi,Muuse Yahay Balanqaadkaasi.

Maxkamada sare ee Somaliland ayaan Aqbalin racfaanka xukun dil ahaa oo aymaxkamada gobolka Maroodijeed ku riday Saad Jirde Hayd Oo ah muwaandin haysata dhalashada dalka Norway.

saad ayaa loo xukumay fal dhimasho keenay oo ka dhacay gudaha somaliland sanadkii 2020kii.

Wasiirada Arimaha dibada dalka Norway ayaa sheegtay in ay cambaaraynayso xukunka dilka ah ee lagu riday muwaadinka haysta dhalashada dalka norwa Wasiirada ayaa sheegtay in ay khadka telefanka kala xidhiidhay madaxwayne Muuse Biixi uuna u balanqaaday in aan la fulin doonin Xukunka dilka ah.

Wasiirada ayaa dhanka kale Sheegtay In DowladaDalka Norway Ay si dhaw ula socotay kiiska xukunka ah ee lagu riday muwaadinkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here