Israel oo Qasa Ku Garaacaysa Qumbuladaha loogu Magacdaray Hooyadii Qumbuladaha Iyo Israel oo Waxba aanan iskula hadhin

0
276

Israel oo Qasa Ku Garaacaysa Qumbuladaha loogu Magacdaray Hooyadii Qumbuladaha Iyo Israel oo Waxba aanan iskula hadhin

Duqaynta Israel ku beegsanayo Marinka Gaza ayaa sii socota iyada oo la sheegay in Israel ay adeegsanayso hub kasta oo ay ku tirtirayso Dagaalyahanada Falastiin balse dhibaatadu ay ku dhacayso shacabka Rayidka ah.

Israel ayaa adeegsanaysa Qumbuladihii Dawladda Maraykanku ku riday Afghanistan kuwa lamid ah iyo Gaas.

Hoos ka Daawo Fah Faahin:

https://www.youtube.com/watch?v=blcdCsxGr8g

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here